Dhiigmiirad
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Si xaqdarra ah oo dadka xooggiisa looga faa'iideysto. 2. Dh. ah: qof dadka xooggiisa si xaqdarra ah uga faa'iideysta. 3. ld dhiigmiirasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhiigmiirad ↴
dhiigmiiradnimo | dhiigmiirasho | dhiigmiirato |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg