dhiigmiirasho
(m.f.dh)

eeg dhiigmiiro. ld dhiigmiirad (3).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhiigmiirasho

dhiigmiirad [m.l]
1. Si xaqdarra ah oo dadka xooggiisa looga faa'iideysto. 2. Dh. ah: qof dadka xooggiisa si xaqdarra ah uga faa'iideysta. 3. ld dhiigmiirasho.

dulnool [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-laa, -layd)
Ku d.: qof ka faa'iidaysasho; qof dhiigmiirasho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg