dhiigow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-gaabay, -gowday;-gaabi)Dhiig yeelasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhiigow ↴
kaadi dhiigow [m.l]
Kaadida oo dhiig soo raaco.
dhiig [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
1. Dhiig sii deyn. 2. ld dhiigow.
dhiigaabid [m.f.dh]
eeg dhiigow. ld dhiigid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg