Dhiig

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Dareere guduudan, wadnahu qaybiyo, halbowlayaasha nafleyda qaarkeed ku wareega oo nafaqada siiya. 2. Caadada dumarku bishiiba hal mar helo; xayl. 3. Dil.


Dhiig

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

1. Dhiig sii deyn. 2. ld dhiigow.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhiig

kaadi dhiigow | kaadi | raabiya | caado | caado wareer | kaadidhiig | kaadidhiig | kaadimacaan | maalooti | nabar-kul |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg