Dhiigsii

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Ku shubidda qof dhiig ku yaraaday lagu shubo; dhiig.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhiigsii

dhiigsiin | dhiigsiis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg