dhiiqis
(m.dh)ld dhiiqid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhiiqis ↴
dheefsasho-saleed [m.l] (-dyo, m.dh)
(baay.) (Herka dh. s.). Heerka tamar dh. ee looga baahanyahay inay xayawaanka ku hayso nasasho. Heerka dh. waxa lagu qiyaasaa habka soo saarka kulka ee halbeeg waqti: waxay tilmaamaysaa tamarta la isticmaalay si loo fuliyo shaqooyinka muhimka ah, sida garaaca wadnaha, neefsashada, dhaq- dhaqaaqa dareenwadka, gudbin firfircoon iyo dhiiqista.
dhiiqid [m.f.dh]
eeg dhiiq². ld dhiiqis.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg