Dhiirran

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Wax aan cabsanayn ahaansho (nafley).


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhiirran

dhiirranaan | dhiirranaansho | dhiirranow | geesi | geesiyad | guulato | il-adkow | kelya-adag | mamman |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg