Geesi
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-iyaal, m.l/dh)Nin dhiirran oo aan cabsa.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga geesi ↴
ee | maalooti | saajac | aar | abaddar | bahaldile | baqdin | birdhig | boodal | dagaalyahan |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

