dhiirri
(m.dh)

Cabsi la'aan; geesinnimo.

dhiirri
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Hadal cid lagu geesinnimo gelid si ay ku tallaabsato fal.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhiirri

bal [Erey Dareen | Exclamation]
1. Qurub la isticmaalo inta badan kolka wax kabbixiwaa ah lays yeelsiiyo ama layska dhiirrigeliyo. 2. B. in: haddii. Tus. “B. inaan eegi karo aan soo durko”, “Weyddii b. inay fog tahay”; ama cagajiid lagu jeedo, sida “B. hoo”, “B. ina keen”.

dhiirrigeli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Hadal cid lagu geesinnimo gelid si ay ku tallaabsato fal.

dhiirriggelin [m.f.dh]
eeg dhiirriggeli. ld dhiirriggelis.

dhiirriggelis [m.l]
ld dhiirrggelin.

dhiirrin [m.f.dh]
eeg dhiirri².

geesiggeli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid dhiirri.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg