Dhiirro

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-raday, ratay)

Arrin si geesinnimo leh u qaabbilid (qof).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhiirro

dhiirrasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg