Dhikil

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. (-lo, m.l) Haruub yar oo caanaha lagu maalo. 2. Nooc cawska ka mid ah.

Dhikil

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Dhiil yar oo carruurta caanaha loogu shubo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhikil


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg