dhiliqsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)ld dhillisan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhiliqsan ↴
dhiliqsanaan [m.dh]
ld dhillisnaan.
dhiliqsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhillisnaan.
dhillisan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax daabkii laga saaray ahaansho (mindi, masaar, toorray iwm). ld dhiliqsan.
dhillisnaan [m.f.dh]
eeg dhillisan. ld dhiliq-sanaan, dhiliqsanaansho, dhillisnaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg