dhillisan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

Wax daabkii laga saaray ahaansho (mindi, masaar, toorray iwm). ld dhiliqsan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhillisan

dhiliqsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld dhillisan.

dhillisnaan [m.f.dh]
eeg dhillisan. ld dhiliq-sanaan, dhiliqsanaansho, dhillisnaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg