Dhilmaanyo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Cayayaan duula, leh afar baal, lix lugood af dhuuban leh oo ay xoolaha iyo dadka dhiigga kaga nuugto. 2. Cudur kaneecada laga qaado; duumo; dhaxan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhilmaanyo ↴
dhalmaanyo | kaneeco |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg