Dhimri

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. U dh.: cid u turid. 2. U dh.: cid u naxariisasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhimri

dhimrin | dhimris | itataabo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg