Dhinac

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-cyo, m.dh)

1. Doc; gees. 2. Hilib feero ah. 3. La dh. ah: cid, cid kale taageersan.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhinac

haad | jaafi | caal | haaneed | laag | laal | naajaxsan | naatariyam-koloraydh | oof | qaamowqanshiir |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg