Dhinacdhaw

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Hal ilmo aanay dhalin, kuna sidkanayn lagu maalo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhinacdhaw


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg