Dhinbiil
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-lo, m.dh)Midho jilicsan oo ka tirsan dirka leguminoosa, oo leh kaarbal u kala baxa laba qaybood. Tus. “Salbuko”.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhinbiil ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg