dhiraysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)1. Meel dhir lagu tallaaley ahaansho. 2. Wax dhir lagu daray ahaansho (cunto, cabitaan iwm).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhiraysan ↴
ay [m.dh]
(bot.) Eray badanaa lagu isticmaalo dalalka Ustaraaliya, Niyuusilaand iyo Maraykanka oo lagu isticmaalo gobol ay daboosho jidhi; amase, waxaa lagu isticmaalaa gobol dhiraysan oo aan loo bannayn qodaal. Waxaa kaloo si dabacsan loogu isticmaalaa gobol kasta oo dugag ah oo aan loogu talaggelin qodaal.
dhiraysnaan [m.f.dh]
eeg dhiraysan. ld dhiraysnaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg