dhisaalan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-lnaa, -lnayd)

Wax meel lagu ururiyey ahaansho (xirmooyin dhis, sisin iwm).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhisaalan

dhisaalnaan [m.f.dh]
eeg dhisaalan. ld dhisaalnaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg