Dhisme

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Dhismo shay sida, waddan, mujtamac, ama ururo salkoodu uu yahay, sida hawlaha kala duwan ee ay qabtaan, iyo qalabka loo baahan in lagu fuliyo.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhisme

waab | gaaf | qaawan | raardhisme | araari | buundo | dar | dargad | dumi |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg