Waab
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bad, m.l/waab, m.dh)1. Dhis yar oo la harsado. 2. Dhis dadka buka la jiifiyo ama lagu daweeyo. 3. Hoose birta lagu tumo.
Waab
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)Geed, dhisme aan hoos fiican lahayn wax korka kaga dedid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waab ↴
waabaay | waabaayayn | waabaayaysan | waabaayaysnaan | waabaayaysnaansho | waabaayee | waabaayo | waabaayoobid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg