Dhogorrogo

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-gtay, -gatay)

Xoolo, dugaag iwm dhogor cusub u soo bixid, isagoo araggiisu wanaagsanaaday.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhogorrogo

dhogorrogasho | dhogorrogmasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg