Dhooble

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-ayaal, m.l/dh)

(juqr.) Dhagax wareegsan oo baraf weyne uu ka soo qaaday meeshiisii hore geeyayna fogaan door ah; baraf weynuhu markuu dhalaalana halkuu ku dhalaalay ayaa looga tagaa dhagaxaas.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhooble


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg