Dhoobo-guduud

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(jool.) Nooc tuullimaad oo daboola meelaha hooseeya iyo moolka gunta bad weynta, meelahaas oo gundhererkoodu 4.000 oo mitir uu ka badanyahay; dhoobo guduudaasi waxay sida badan ka kooban tahay walaxaan orgaanig ahayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhoobo-guduud


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg