Dhoof
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. (-faf, m.l) Dalka oo dibadda laga aado. 2. (-faf, m.l) Badeeco dibadda laga keeno. 3. ld dhoofid.
Dhoof
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)Ku dh.: dal dibad ka aadid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhoof ↴
tacabbir | asyab | badxir | barimarsi | dabacadde | dhoofi | dhoofid | dhoofin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg