dhoofin
(m.f.dh)

eeg dhoofi. ld dhoofis.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhoofin

barimarsi [m.l]
Dhulka ku xiga deked badeedda, kaasoo wixi dibadda loo dhoofinayo oo dekeddaas maraya ay ka yimaadaan, wixii dibadda looga soo dhoofiyana ay dekeddaas u soo maraan.

dhoofis [m.l]
ld dhoofin.

masaafiri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Dalkiisa ama degaankiisa khasab kaga dhoofin (qof). ld masaafuri, musaafiri.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg