Dhoolaal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Dh. ah: orgi ama dibi doolaalo tagay.

Dhoolaal

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Doolaalada orgiga ama dibigu sameeyaan.

Dhoolaal

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-aalay, -aashay)

Orgi ama dibi doolaalo tegid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhoolaal

dhoolaalid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg