dhooldillaac
(m.l)1. Qosol yar oo ilka caddays ah; dhoolla caddeys. 2. ld dhooldillaacid.
dhooldillaac
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday)Qosol ilka caddeyn ah qoslid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhooldillaac ↴
dhooldillaacid [m.f.dh]
eeg dhooldillaac². ld dhooldillaac¹ (2).
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg