Dhoon

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-oomo, m.l)

1. Haan biyood weyn. 2. Xabag weyn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhoon

haandhurwaa | dhoondhurwaa | dhoonhoraad | furuqdhoon | horaad | iskudhoon | weydhoon |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg