Dhow

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-waa, -wayd)

Wax aan fogayn ahaansho.

Xaydhowayn*

Cayayaan yaryar oo baalalay eh oo jecel iftiin inta badan waxa aad ku arkaysa nalalka ilayska ah iyaga oo ku wareegaya .


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhow

ta | ka | qaabbil | qaabbil | ibdar | kaaki | maandhow | ogogleh | ollog | ollogleh |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg