dhudhumi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Wax dhudhun ku cabbirid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhudhumi

dhudhumin [m.f.dh]
eeg dhudhumi. ld dhudhumis.

dhudhumis [m.l]
ld dhudhumin.

dhudhunsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax la dhudhumiyey ahaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg