Dhufays

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-syo, m.l)

Hog dhulka laga jeexo oo askaruhu waqtiga dagaalka xabbadda kaga gabbadaan.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhufays

nishaab |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg