Nishaab

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-byo, m.dh)

1. Aqoonta toogashada yoolka. 2. Daldaloollada loo yeelo dhufaysyada si cadowga looga ilaaliyo. ld niishaab¹.

Nishaab

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

Waxa la toogana hayo, toogta ku duwid, ku abbaarid. ld niishaab².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nishaab

baydari | daani | dhug | dhugayso | dhugbadan | dhugo | liishaaman | nas | niishaab | niishaab |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg