Dhugato

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Cudur geela sambabbada kaga dhaca oo qufac badan leh. ld dhug (4), dhugmo (3).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhugato

dhug | dhugatoobid | dhugatow | dhugmo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg