Dhuguf

Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga:

Qof gaaban oo murqo kuuskuusan leh.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhuguf

dhugufsan | dhugufsanaan | dhugufsanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg