Dhulman
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-no, m.l)Qolof adag fidsan, laba qalbac ah oo nafleyda yaryar ee baddu ku dhex nooshahay. ld dhulmad.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhulman ↴
dhulmad | luul | naylakobcis | qalax |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg