Qalax

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Q. ah: dhul dhagax badan oo oomane ah. 2. Nooc ka mid ah dhulmanta waaweyn oo laba qalbac leh.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qalax

birqalax |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg