Dhulmareen
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)1. Qof dalal badan maray oo waayo arag ah. 2. Qof dhul aan hore loo aqoon helay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhulmareen ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg