Dhulub

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-byo, m.dh)

Koob yar oo aan dheg lahayn; bilaale, murbay.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhulub


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg