dhunji
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Cunaha marin iyadoo caloosha loo riixayo (cunno, cabitaan iwm).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhunji ↴
dhunjin [m.f.dh]
eeg dhunji. ld dhunjis, dhunxin, dhunxis.
dhunjis [m.l]
ld dhunjin.
dhunxi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld dhunji.
dhunxin [m.dh]
ld dhunjin.
dhunxis [m.l]
ld dhunjis.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg