Dhunkaal

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Geed-nugeyl gaaban, cad, oo caleemo balballaaran oo xooluhu jecelyihiin leh, oo xabagtiisu sun tahay. 2. Xabagta dhunkaasha ee sunta ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhunkaal


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg