dhuran
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-rmay, -rantay; -rmi)

Wax hadal tiro badan oo aan xikmad lahayn sheegaya noqosho (qof).

dhuran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)

Wax la dhuray ahaansho (biyo).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhuran

dhurmid [m.f.dh]
eeg dhuran¹.

dhurnaan [m.f.dh]
eeg dhuran². ld dhurnaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg