Dhurow

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Liibaan; khayr. 2. ld dhuroobid.

Dhurow

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)

Liibaan, taran, khayr iwm helid (qof).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhurow

dhuroobid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg