Dhuun-goys

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(taar.) Qalab ama aalad loo isticmaal ijiray in dambiilayaasha lagu surgooyo, gaar ahaan waxa laga isticmaali jiray dalka Faransiiska waqtiyadii hore.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhuun-goys


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg