Dhuunirraac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-cyo, m.dh)

Qof hadba meeshii uu moodaayo in dani ugu jirto isxijiya ee aan ceebta anshaxa iyo dhaqan-wanaagga midna eegin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhuunirraac

dhuunirraacnimo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg