Dhuus
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Neef kolkol sanqari weheliso oo qurmuun oo nafleyda qaarkeed xaggeeda dambe ka timaadda. ld dhuuso.
Dhuus
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)Dhuuso sii deyn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhuus ↴
dhuusaquraar | dhuusid | dhuuso | gadhuus |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg