Dhuux
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Sooh baruurta u eg oo xididdo yaryari ku safanyihiin oo lafaha dheerdheer ku dhex jira oogada nafley. 2. Lafta geedaha walax yar oo jilicsan oo ku dhex jira. 3. Togga calooshiisa biyuhu maraan.
Dhuux
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(c.nafl.) Nudo jilicsan oo ku yaallo moqorka dhexe iyo meelaha bannaan ee gudaha lafta. Markay dhashaan iyo markay yaryihiin xayawaanku dhuuxa lafahooda oo dhami waxa uu sameeyaa unugyada dhiigga.
Dhuux
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)1. Laf, dhuux kala bixid. 2. Hadal ama arrin aad u fahmid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhuux ↴
maaci | baasarce | bulumbulyo | dhalaandhuux | dhallaandhuux | dheeraweyn | dhiigyari-daran |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg