Dibaaxis
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld dubaaxin.
Dibaaxis
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(c.nafl.) Kala baxa iyo ururka hirarka muruqyada xiraadka la'ee mara dheefmareenka, kuwaa oo suurtoggeliya socodka cuntada. Waxaana keena uururka muruqyada wareegsan ee gidaarka calool yarada. ld dubaaxis².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dibaaxis ↴
dubaaxis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg