Dibbiro

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Caloosha oo fuurta dabayl gudaheeda ka samaysanta awgeed. ld dibbiryo, dubburyo.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dibbiro

dibbir | dibbiryo | dibbiryoo | dubburyo | filfillaa | higaag |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg